Daawo Sawirada:Qaraxyo lagu bur buriyay hoolka Nasiinada ee Garoonka diyaaradaha ee…

Waxaa maanta qaraxyo miino ka dhaceen gudaha garoonka Diyaaradaha magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan, qaraxyadan ayaana la sheegay in lagu xiray hoolka dadku ku sugaan diyaaradaha . Sida aan wararku ku helnay ilaa sadex qarax ayaa lagu xiray hoolka Nasiinada ee garoonka diyaaradaha Buulo Burte, qaraxyadan ayaana gabi ahaan bur buriyay hoolka dhinacyada looga … Continue reading Daawo Sawirada:Qaraxyo lagu bur buriyay hoolka Nasiinada ee Garoonka diyaaradaha ee…